SPORTS CLUB MANAGEMENT SYSTEM

SPORTS CLUB MANAGEMENT SYSTEM  waa software kuu fududeynaya maareynta kooxaha noocyadeeda kala duwan sida (ciyaartoyda kubadda cagta, taageerayaasha, dhalinyarada, dugsi tobabar, ciyaartoyda kubadda koleyga, keydka kooxda, tobabarayaasha , qarashaadka iyo kuwo kale oo faro badan) CLUB MANAGEMENT SYSTEM waxa uu kuu sahlayaa inaa si fudud ubixisid mushaharka ciyaartoyda iwm isagoo waliba kuu daabacaya warbixin xisaabeedyo joogto ah kuwaasoo kala ah (isbuucle, bille, afarta bil hal mar, iyo mar waliba uu dhaqdhaqaaq dhaco). Hadabba si aad uhesho system kaan una isticmaasho lasoo xarrir customer care 0613222232 ama qeybta maamulka 0617410001.

Email:info@dhismogroup.com

KU HARSO TIKNOOLAJIYAD CASRI AH