HILAAC MANAGEMENT SYSTEM

System-Ka Hilaac Electric management System Version 2.1 waxa uu kamid yahay adeegyada software oo ay bixiso shirkadda Dhismo Ict Solutions.

Waxaana ka mid ah waxyaabaha uu ka kooban yahay qeybahaan.

Registration oo ah qeyb diiwaan gelin ah waxaana hoos imaanaya Macaamiisha, shaqaalaha, maamulayaasha, isticmaalayaasha iwm).

Transaction (oo ah qeybta dhaqdhaqaaqa waxaana hoos imaanaya lacagaha la bixiyay, lacagaha la qabtay,   dhaqdhaqaaqa guud iwm)

 Reports (oo ah qeyb warbixino ah) iyo qeybo kale oo la xiriira adeeg bixinta korontada.

Baranches

Rates

Settings ( Back up, restore data, closing form, reset system)

FG . intaan waa inta qeybood oo systemka asal ahaan ka kooban yahay haddii macmiilka isticmaalaya uu ubaahdo adeegyo dheeraad ka sii ah waxaan diyaar unahnay in aan update gareyno oo system keena daboolo baahida macmiilka.

wixii faahfaahin intaas dheer la xariir customer care 0613222232 ama qeybta maamulka 0617410001 .Email:info@dhismogroup.com

KU HARSO TIKNOOLAJIYAD CASRI AHR