INVENTORY MANAGEMENT SYSTEM 

INVENTORY MANAGEMENT SYSTEM/SAVE POCKET MANAGEMENT 

waa system kaa caawinaya inaad la socoto dhaqdhaqaaq xisaabeedkaada iyo howlahaada ganacsi isagoo waliba kuu fududeynaya inuu hormaro ganacsigaaga waxa uu leeyahay waxyaabo badan kaasoo kuu sahlaya shaqadaada. waxaa ka mid ah foom diiwaan gelin ah aad ku diiwaan galineyso (Badeecadaha, dhaqadhaqaaqyada, waxyaabaha la iibsaday iwm). waxaa kale oo uu leeyahay qeyb records ah(kuu keydsan) kaaso ka arki arki kartid dhaqdhaqaaqyada dhacay. waxaa kale ee uu leeyahay qeyb report ah (warbixin xisaabeed) kuwaas oo isugu jira ( badeecadaha warbixintooda, waxyaabaha la iibsaday warbixintooda, warbixinta qaansheegadka iwm) iyo kuwo kale oo aad u fara badan isagoo weliba diyaar ku ah online iyo offline labaduba. Hadabba si aad uhesho system kaan una isticmaasho lasoo xarrir customer care 0613222232 ama qeybta maamulka 0617410001.

Email:info@dhismogroup.com

KU HARSO TIKNOOLAJIYAD CASRI AH