ILEYS MANAGEMENT SYSTEM

Waa software kuu sahlaya inaad la socoto dhamaan howlaha dugsigaada waxbarasho isagoo kuu maareynaya shaqooyin ey ka mid yihiin (diiwaan gelinta ardayda, diiwaan gelinta macalimiinta iyo shaqaalaha dugsiga, la socoshada imaatinka macalimiinta iyo ardaydaba, qeyb lacag qabasho ah, qeyb mushahar bixin ah, qeybta imtixaanaadka, qeyb lagu keydiyo caqabadhaha iyo cabashooyinka, qeyb kuu soo bandhigeysa warbixinta dugsiga iyo kuwo kale oo aad ufara badan ). ILEYS MANAGEMENT SYSTEM waa software ey udhameystiran yihiin dhamaan baahiyaha uu qabo dugsiga in lagu maareeyo.  Hadabba si aad uhesho system kaan una isticmaasho lasoo xarrir customer care 0613222232 ama qeybta maamulka 0617410001.

Email:info@dhismogroup.com

KU HARSO TIKNOOLAJIYAD CASRI AH