XAREED WATER SUPPLY MANAGEMENT SYSTEM

XAREED WATER SUPPLY V2.1

Waxaan idiin Sidnaa Fursad Qaali ah ,Gaar ahaan Ganacsatada leh Ceel Biyood-ka Gaarka loo Leeyahay XAREED WATER SUPPLY MANAGEMENT SYSTEM waa software dhameystiran kaas oo kuu fududeynaya dhamaan howlahaada shaqada ee ku saabsan ceelka. Waxaa ka mid ah qeybaha uu ka kooban yahay system ka xareed qeybahaan soo socda:

Registration form(customers, employees, vendor, chart account, managers, users)

Transactions ( payments, receipts, invoice, general journal)

Managers

Reports (Account transaction report, payment report, financial statement, trial balance, balance sheet, income statement)

Settings ( Back up, restore data, closing form, reset system)

.FG . intaan waa inta qeybood oo systemka asal ahaan ka kooban yahay haddii macmiilka isticmaalaya uu ubaahdo adeegyo dheeraad ka sii ah waxaan diyaar unahnay in aan update gareyno oo system keena daboolo baahida macmiilka.

Warbixin dheeraad ah la xariir customer care 0613222232 ama qeybta maamulka 0617410001.

Email:info@dhismogroup.com

KU HARSO TIKNOOLAJIYAD CASRI AH